Sheekh Shariif oo arin muhiim ah kala hadlay Madaxweyne Guudlaawe (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay Madaxweynihii hore ee Dalka Mudane Shariif Sheekh Axmed.   Kulanka oo ka dhacay hoyga Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed waxaa diirada lagu soo saaray Arrimaha doorashooyinka dalka ka bilowday iyo sidii loo dar dargalin lahaa doorashada hartay.   Madaxweyne Shariif … Continue reading Sheekh Shariif oo arin muhiim ah kala hadlay Madaxweyne Guudlaawe (Sawirro)